Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Sheeko:Dalka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jarmalka Oo joojisay Mashruuc Garowe Loogu Dhisi Lahaa Isbitaal Weyn Dowladda Germany ayaa joojisay mashruuc dib lagu dhisi lahaa Isbitaalkii guud ee magaalada Garoowe ee caasimadda Putnland, kaas oo dhismihiisa la qorsheynayay sanadkaan 2019ka. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Putnland Dr, jaamac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Booliiska Oo Lagu Xukumay Dil Toogasho ah Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya oo horaantii bishan magaalada Muqdisho ku dilay wiil wade ka ahaa mooto…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni“Puntland Iyada Ayaa Dhisanaysa Garoomadeeda Kubbadda Cagta” Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo ay weheliyaan golahiisa wasiirada iyo golaha sharci dajinta oo safar shaqo ku mariyay qaar ka tirsan magaalooyinka maamulkiisa ayaa Gaalkacyo ka sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Qaran Ee UPD Oo Ka Hadlay Xiisadda Galmudug, Doorashada Jubbaland iyo Khilaafka DF iyo Dowlad Goboleedyada Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa maanta soo saaray qoraal uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Galmudug, dooroshada Dowlad Goboleedka Jubaland, xiriirka iskaashiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Dhiggiisa K/Africa Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu magaalada Pretoria kaga qeybgalayaa caleema saarka madaxweynaha cusub ee K/africa. Shalay ayuu madaxweynaha u ambabaxay dalkaasi, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK oo £8 million Uga Jawaabeysa Abaarta Ka Jirta Soomaaliya, 5.4 million Qof Ayaa Laga Deyrinayaa Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay iney Soomaaliya ku taageereyso ilaa £8 million oo wax looga qabto abaarta ka jiro goobo badan. Meelaha sida gaarka ah loo xusay waxaa ka mid ah…