Labo Oday Oo Maanta Lagu Dilay Muqdisho Sheeko:Dalka Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dilal kala duwan kuwaas loo geystay odayaal dhaqameedyo ka mid ahaa kuwii wax ka soo xulay Ergooyinkii soo doortay Baarlamanka Soomaaliya. Dilka 1aad ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gudoomiye Ku-xigeenkii Howlaha Guud Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow. Gudoomiya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Iska Diidey Habraaca Doorashada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha gudaha ee Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Waa dowled gobaleedkii 2aad oo xubin ka ah dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Dalka Shiinaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay Magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha. Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa waxaa kamid ah xubno ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka $710 Milyan Oo Loo Dalbaday Si Wax Looga Qabto Abaaraha Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo daahin si looga baaqsado in xaaladda bini’aadamnimo ay kasii darto.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle Oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Hirshabeelle waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wafdi Ka Socda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Ku Sugan Hirshabeele Muxuu Yahay Qorshahooda Wafdi uu horkacayo guddoomiyaha warbaahinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Abuukar Islaw ahna guddoomiye ku xigeenka arimaha horumarinta maamul Goboleeyada ayaa ku sugan magaalada Jowhar ee maamulkaa Hirshabeele. Tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Oo Hey’adaha Caalamiga Ku Wargelisay In Shirarka Laga Wareejiyo Nairobi Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saarya ku wargelisay hey’addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo inta Iskaashiga Caalamiga kala dhaxeeyo iney shirarkii ka dhici…