Day: May 28, 2019
-
Wararka Dalka
Xukuumadda Federalka Oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa,…
Read More » -
Wararka Dalka
Howlgallo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Oo Caawa ka Socda Magaalada Kismaayo
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Gobolka Nugaal.
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed CilmI Cismaan( Karaash) ayaa daah-furay biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Sallaxley…
Read More » -
Wararka Dalka
Waaliddiinta Soomaaliyeed Ee Magaalada London Oo Carruurtooda Dib Ugu Celinaya Bariga Africa.
Boqollaal waaliddiin British ah ayaa u diray carruurtooda Bariga Africa si looga fogeeyo inay ku dhacaan dambiyo la xiriira dil…
Read More » -
Wararka Dalka
Siyaasiyiin Ka Hadlay Xarigga Weriye Ka Tirsan Goobjoog
Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa canbaareeyay xariggii loo geystay wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Goobjoog Media…
Read More » -
Wararka Dalka
Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Tareedisho
Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo ka soo baxay dagmada Afgooye ee gobalka Shabellada hoose kuna soo jeeday magaalada caasimadda…
Read More » -
Wararka Dalka
Nin Guddoomiye Gobol Ka Ahaa Soomaaliya Oo Aqbalaad ka Helay Canada.
Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada. “Waxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo…
Read More » -
Banaadir
Weriye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Xiray Muqdisho
Weriye Cali Muumin oo ka kirsan warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa saaka lagu xiray xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho. Saacado…
Read More » -
Wararka Dalka
Geesiyad Ka Baxday Qaranka Soomaaliyeed.
Col. Faadumo Cali waxay u hurtay nolosheeda sidii nabadda iyo ammaanka loogu soo celin lahaa dalkeeda Soomaaliya. Faadumo oo ahayd…
Read More » -
amaanka
Galkacyo: Faah-faahinta Gabar Toorey Lagu Dilay
Gabar dhalinyaro aheyd oo ka tirsan dadka deganaa magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug ayaa la sheegayaa in xalay ay koox…
Read More »