Maxaa Shidaal looga waayay Ceelashii la qoday Sannadihii 1950 – 2013? Sheeko:War Dadka Soomaaliyeed waxay mudan yihiin in lala socodsiiyo arrimaha ku saabsan khayraad ka waddan kooda. Waxaa badatay ku-tiri ku-teen iyo mala badan oo aan cilmiyaysanayn. Maanta wa in la gaaraa… 6 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Ayaa Sheegay Inay Ku Shaqeeyaan Amarka Hawlgalka AMISOM Oo Aysan Saameyn Ku Lahayn Siyaasadda. Iyadoo xasaradda siyaasadeed ee ka dhex taagan Muqdisho iyo Nairobi ee salka ku haysa xudduud badeedda ay ka sii dareyso Kenyana ay mamnuucday duulimaadyadii sida tooska ah uga soo bixi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqii Ugu Horreeyey Oo Gabar Ah Oo Loo Magacaabay Magaalada Beledweyne. Magaalada Beledweyne ee ku taal bartamaha Soomaaliya ayaa yeelatay duqii ugu horreeyey oo gabar ah ee dalka waana Safiya Xasan Sheekh Jimcaale. Xilkaan taariikhda galay oo ay Safiya heshay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Iyo Somaliland Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Dhaqaale Ee Labada Dal. Kenya ayaa arrin muhiim ah u aragta dadaalka Somaliland ugu jirto inay hesho aqoonsi calami ah, Safiirka u fadhiya Somaliland dalka Kenya Bashe Cumar ayaa sheegay hadalkaan kaddib kulan ay…