Godoomiyihii Magaalada Badhan Soomaaliland U Soo Magacaawday Oo Iscasilay Sheeko:Amniga Cali Xuseen oo ahaa gudoomihii magaalada badhan ee gobalka Sanaag ay u soo magacaawday Soomaaliland ayaa iska casilay xilkii loo magacaabay. Gudoomiyaha ayaa ku sheegay is casilaadiisa in ay la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Nabadsugida Iyo Sirdoonka Jubbaland Oo Sheegay inay Qrax Fashiliyeen Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa degaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Kismaayo ku soo bandhigay Miino nooc dhulka lagu Aaso oo ay sheegeen in la doonayay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhaqaale Ee Geeska Afrika Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo ganacsiga ee gobalka geeska Afrika. Shirka oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowled Gobaledka Galmudug Oo Xiriika U Jaray Dowladda Federalka Dowled gobaledka Galmudug ayaa sheegtay in ay joojisay wada shaqeyntii ay kala dhaxeysay dowladda federalka ee Soomaaliya. Maamulka ayaa xusay in dowladda dhexe ay faragalin iyo burbirin ay ku hayso…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Soo Dhaweysay Taliyeyaal iyo Ciidamo Ka Goostay Soomaaliland Mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa deegaanka Bali-busle ee Gobolka Sanaag waxaa ay Maanta kusoo dhaweeyeen taliyeyaal iyo Ciidamo ka tirsan Soomaaliland,balse kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Seychelles Oo Dacwad Ku Oogtay 5 Nin Oo Burcad-Badeed Soomaaliyeed Ah. Maxkamadda sare ee Jasiiradda Seychelles ayaa xukunno ku ridday shan nin oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay burcad-badeednimo iyadoo raggaan ay ku wareejiyeen Seychelles Midowga Yurub bishii April sida…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Horyaalka Somalia Premier League Kama Bixi Doono Xeyndaabkeena”Daa’uud Tubaal Xidiga kooxda kubbadda cagta Dekedda Daa’uud Cabdullahi Tubaal ayaa fariin adag u diray Kooxda Horseed ka dib markii ay guul daro kasoo gaartay kulan ka tirsanaa horyaalka oo ay labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Maka Waxaa berri oo jimco ah, 31-da bishan May lagu wadaa in magaalada barakeysan ee Maka lagu qabto shirka madaxdeedka caadiga ee 14-aad ee ururka iskaashiga Islaamka. Shirkan oo loogu magac…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Guud ee Gobalka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shirka tubta guud ee gobalka Banaadir oo lagu qabtay xarunta maamulka gobalka Banaadir. Shirka oo looga hadlay dar-dar gelinta qorshaha…