Maamulka Gobalka Sh/Dhexe Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gaadiidka Muqdisho Iyo Jowhar Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Sh/dhexe ee Hirshabelle ayaa shaqa joojin ku sameeyay dhamaan gaadiidka qaada dadweynaha kuwaas oo istaacmaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar wadada xariirisa. Sababaha gaadiidkaan shaqada looga hor… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Soomaaliya Waxaa ay u Gudubtey Wejiga 4aad ee Barnaamijka SMP War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa lagu sheegay in hey’adaha dowladda federaalka ah ay ka soo baxeen shuruudihii barnaamijka SMP3, la iskuna afgartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta Gareen “Shirkii Garoowe Arrimo Muhiim Ah Ayaa Looga Hadlay” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in shirkii fashilmay ee Garoowe uu isaga aragti ahaan qabo in uu ahaa mid wanaagsan oo arrimo badan looga hadlay. Wuxuu…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax Oo La Kulmay Daladaha Waxbarasho Iyo Maamulka Gobalka Banaadir Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa shir gudomiyay shir dag dag ah oo ay isugu yimaadeen wasaaradda waxbarashada Soomaaliya madaxda daladaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliya Oo Ka Gudubtay Wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Deyn Cafinta War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay isku afgarteen ka gudbidda wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gabar Soomaali 16 Sano Jir ah Oo Shaqo Adag Ka Qabatay Wadanka Norwey Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee gobolka Trøndelag. Waxay kamid tahay garsoorayaasha ciyaarta kubada cagta kooxaha dhalinyarada ee dalka Norway. Sumayo ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Dowladda Federaalaka ah waxaa Ay Ka Cago-jiideysaa Federaaleynta Dalka Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo xalay ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan shirkii Garoowe iyo wixii ka dhacay. Mr. Deni waxaa uu ku hormatay arrimaha shirka dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Fal-danbiyeed Ku Tilmaamay Imtixaanka la xaday Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda la horgeeyo dadkii ka danbeeyey in Imtixaankii Dugsiyada Sare la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Weerar Lagu Qaadey Xarunta Wardhiigley, Qaraxii 3aad ee Ramadaankan Booliiska gobolka Banaadir ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey iney dhimasho iyo dhaawac ka dhasheen qarax gaari oo lala eegray xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhashay sida…