Aragtida Xisbiyada Ee Ku Aaddan Doorashooyinka Dalka (Akhriso) Sheeko:Dalka Xisbiyada kala ah Ilays, NDP, UPD, Wadajir & NPP ayaa si wadajir ah usoo saaray qoraal ay kaga hadlayaan aragtidooda ku aaddan doorashooyinka dalka: 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Oo Ku Baaqay In Shaqada Laga Ceyriyo Wasiir Goodax Dibadbaxyada ay dhigayaan ardayda Dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho ayaa ku fidey meello badan oo magaalada ah, waxaana daqiiqadba daqiiqadda ka dambeysa uu yahay mid dhallinyaro hor leh ay kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalada Muqdisho Kumanaan arday ah ayaa goor dhow waxa ay dibadbaxyo ka bilaabeen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho qaarkood, sida wadada wadnaha. Ardaydan oo ka careysan go’aankii uu wasiir Goodax ku joojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaankii Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo La Joojiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa caawa ku dhawaaqay in Wasaaraddu ay joojisay gebi ahaanba imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Raiisul Wasaare Khayre oo magacaabay Guddi dhameystiraya Qorshaha Deyn Cafinta Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqeeya dhamays-tirka qorsha dayn cafita dalka oo meel gebo gebo ah maraya. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar ka Ka Mid Ah Xildhibaanada Oo Si Weyn U Dhaliilay Xisaab Xirkii Wasaaradda Maaliyadda AY Maanta Soo Gudbisay Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka federalka ee Soomaaliya oo maanta ka aragti dhiibanayay xisaab xirka sanad miisaniyadeedkii 2017 oo wasaaradda maaliyadda ay soo gudbisay ayaa dalbadain misaaniyadda dib loogu…
15 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Doorashadu Waa habab iyo hay’ado suuragal ka dhigayo in dadweynuhu ka qeybqaataan sameynta go’aannada siyaasadda iyadoo la marayo hab ku dhisan tartan codbixin oo xor ah. Doorashadu waa xaq dastuuri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiskii Wadaaga Khayraadka Dabiiciga ah ee DF iyo Dowlad Goboleedyada Heshiiskii wadaaga khayraadka dabiiciga oo ay saxiixeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kana dhacay Baydhabo June 5, 2018 waxaa lagu heshiiyey sida loo qeybsanayo dakhliga ka soo xarooda kheyraadka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Degmada Shibis Oo Diyaarinaysa Koox Dhalinyaro Ah Oo Dhinaca Kubbadda Kolayga Maamulka Isboortiga Degmada Shibis ayaa diyaarinaya koox dhallinyaro ah oo mustaqbalka ka qeyb qaadanaysa horomarka kubbadda Kolayga Soomaaliya ciyaartooydan oo da’dooda u dhaxaysa 10-18jir ayaa yoolkooda yahay in meel wanaagsan xirfada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka CIIDAN KA TIRSAN UGANDA OO SOOMAALIYA ISKU-DILAY. Kampala- Ciidanka Uganda ayaa baaraya sababta keentay in askari ka tirsan ciidanka Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho uu u dilay sarkaal ka mida ciidanka…