Arday Ka Badan 30-kun Oo Maant u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiga Sare Sheeko:Dalka Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka,kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka Soomaaliya. 31,500 oo Arday ayaa u fariisinaya Imtixaankaasi,taasi oo ah tiradii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Qaadhacay Shirka Garoowe , Kismaayo ayuu Tagay Wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Garoowe uu ka socdey shirka dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah ayaa sheegaya inuu saaka dhoofay madaxweynaha Jubbalanad Axmed Mdoobe, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Shirkii Garoowe Waa Fashilmay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay saacadihii la soo dhaafay ku sheegtay inuu fashil ku yimid shirkii Garoowe, ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Caawa Muqdisho Ka dhacay Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw xarunta danbi baarista ee CID ee dagmada hodan ee gobalka Banaadir ,wararka ayaana tibaaxaya inuu qaraxa ahaa mid lagu dhajiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf Ra’iisul Wasaaraha kuxuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyay Dhacdadii Garoonka Kismaayo Dowled-gobaledka Jubbaland ayaa war-qoraal ah ka soo saaray dhacdadii shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi, ka dib markii ay ay is ku rasaaseeyeen ciidama ammaanka garoonka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Beesha Direed BF Oo Cabasho ka Muujiyay Shirka Garowe Xildhibaanada Direed ee ku jira labada Gole Baarlamaanka JFS oo war-murtiyeed ka soo saaray shirka Garowe ee oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowled-gobaledyada. Tr. 09/05/2019…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi Dowladda Kenya ayaa qoraal shalay gelinkii dambe ay soo saartay ku joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. maanta wixii ka dambeeya Diyaaradaha ka duula Magaalada Muqdisho waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Saadiq Warfaa iyo safiirka Talyaaniga oo Muqdisho ku kala saxiixday labo heshiis Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Saadiq Warfaa iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ,Carlo Campanille ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay labo heshiis oo waa…