Soomaaliya: Isticmaalka Tiknoolajiyadda Oo Saameysay Dhinacyo Badan Sheeko:Dalka, War Dunida aynu ku noolnahay Tiknoolajiyaddu waxa ay uga jirtaa dhinac waliba oo nolosha aadamaha ah ayadoo marba marka ka danbeyso ay ku tilaabsaneyso horumar aan qiyaas laheyn. Gudaha wadanka way… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ku Dagaalamay Gudaha Garoonka Magaalada Kismaayo Israsaaseyn xoogan oo u dhaxeysay ciidan hubeysan oo ayaa maanta ka dhacday gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Israsaaseyntan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidanka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Yahay Qorshaha Safarka Guddomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ee Puntland Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi uuu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee maamulka Puntland waxaan kaga sii horeeyay Jamaal Xaashi Tuure oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Shaaciyey Waqtiga La Qabanayo Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waqtiga la qaban doono shirka deyn cafinta Soomaaliya. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Ka mid ah Baraha internetka ee 26-ka wasaaradood Waxey Ku Qoran Yihiin af Ingiriisi, Wasaaradda Isgaarsiinta Daraasad ay sameysay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa lagu ogaaday in baraha internetka ee wasaaradaha dawladda ay intooda badan ku qoran yihiin af Ingiriisi, halka afka Soomaaliga uu yahay…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aqriso-Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Soomaaliya Iyo Bishii April 2019 aqristayaasha ku xeran Goobjoog News waxaan idin soo aruurinay dhacdooyinkii ugu waaweynaaa ciyaaraha Soomaaliya horayna waxaa idinku soo bandhigay saddexdii bil ee ka horeesay bisha April ee 2019. 01-April 2019-Wasaarada Ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maalintii 5-aad Galay Shirka magaalada Garoowe uga socda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa galay maalintii 5-aad iyada oo aan wax la taaban karo la qaban. 2-badii maalin ugu dambeysay waxaa lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqsi Loo Heysto Inuu Hubka ka Iibin jiray Alshabaab Oo Maanta la Xukumay Cadow Cabdulle Axmed (Carab) ayaa loo heystaa u daabulidda hubka iyo rasaasta nuucyadooda kala duwan Maleeshiyada Alshabaab, Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay, wixii xilligaasi ka dambeeyay Hey’adaha baarista ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawal Mooto Bajaajle Oo Maanta Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto bajaajle ah ayaa maanta lagu dilay Isgoyska Tarbuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaddib markii askari ka tirsan ciidanka dowladda oo rasaas ku furay. dilka darawalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Batroolka Oo D. Goboleedyada Diideen Oo Laga Doodayo Iyo Wasiirka Oo Aan Wax Ka Weydiinney Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha xalay loo diray xildhibaannada waa akhrinta sharciga Batroolka oo dhowaan ay xukuumadda federaalka ah…