Qiimeyn 2 Sano: Maxaa Ka Fulay Ballan-qaadyadii Ku Jiray Barnaamijka Xukuumadda Nabad iyo Nolol?! Sheeko:Dalka March 29, 2017-kii, golaha shacabka BF ayaa ansixiyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, isaga oo maalinkaas qeybiyey buug ka kooban 9 qodob, si barnaamijkaas loo fuliyo waxay allifeen tubo… 9 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Sharciga Doorashooyinka Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga doorashooyinka qaranka, oo muddo la sugayey. Isla fadhigaas waxaa ay sidoo kale meel-mariyeen Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo Dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QARAMADA MIDOOBAY: 1.7 Million Oo Soomaali Ah Ayaa Wajihi Doona Cunno-Xumo Aad U Daran. QARAMADA MIDOOBAY (AP)- Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaaseysa in 1.7 million oo dad Soomaaliyeed ah inay wajahayaan colaado iyo cunno xumo illaa bisha June kaddib markii laba xilli oo isku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Xisbiyada Dalka Oo Kulan Ay Muqdisho Ku Yeeshaan Kaddib Soosaaray Baaq. Maanta oo taariikhdu tahay 1da May 2019, waxa magaalada Muqdishu ku kulmay hogaamiyayaasha xisbiyada NDP, Himilo Qaran, Ilays, Wadajir, iyo UPD. Xisbiyadu waxay si qoto dheer diiradda u saareen amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirrada Cusub Ee Warfaafinta iyo Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta loo magacaabey wasiirka warfaafinta, Maareeye waxaa uu ka soo jeedaa gobollada waqooyiga Soomaaliya, waxaa uu muddo dheer ahaa ganacsade. Shirkii Mbagathi kadib, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre oo Magacaabey Wasiirrada Warfaafinta iyo Ganacsiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo is-casilay Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkaas iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Duqeyntan ayaa waxay diyaaradahan la eegteen deegaanno hoostaga degmooyinka Garbahaarey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaadiin Soomaaliland oo Ka Hadashay Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal Ee Ciidamada Ka Tirsanaa Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo Suldaan Cabdilaahi Cali Muuse,ayaa ka hadlay dilkii loo geystay labada Sarkaal, iyo dilkii ka horeeyey ee labada qof ku dhinteen ee ka dhacay isla Gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Sameeyay Isku Aadka Tartanka Horyaalada Iskuulada 2019 Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay munaasabada lagu samaynay isku aadka tartanka kooxaha horyaalka heerka 2aad ee da’yarta iyo sidoo kale ciyaaraha iskuulada Gobolka Banaadir oo…