Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo go’aan kasoo saartay Kiiska Cabdirisaaq Xuseen Tahliil Sheeko:Dalka 11-kii November 2018 ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabaka Sida Puntland ayaa ku riday Xukun dil ah Eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geelle), wixii xilligaas ka dambeeyay ayay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Qaabka Ay Ciidanka DFS Ula Wareegeen Bariire Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay weerar ku qaadeen Xarakada Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban. Ciidanka xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Ku Wajahan Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ay gaaraan qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada. 2-da bishan May oo ku beegan maalinta berri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayeey ciidanka ku baarayeen guryaha iyadoo sidoo kalena la baarayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka Puntland Oo Soo Bandhigeysa Rag Kufsi Geystay Wasaaradda haweenka ee Puntland ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonaan dhowaan rag kufsi ka geystay deegaanno ka mid ah maamulkaasi. Aamino Cismaan Xaaji oo ah wasiirka wasaaraddaasi ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa Cabdalla Shideeye ee Bakaaraha, kaasi oo durba lagu guuleystay in la damiyo. Xarun ganacsi oo halkaas ku…