Akhriso: Qaabka Ay u Guuleysteen Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo Xubnaha Cusub ee FESOJ Sheeko:Dalka Isutagga Saxafiyinta Soomaaliyeed ee dhowaan ka guuray NUSOJ ayaa waxaa ay madax u doorteen ururka cusub ee Federation of Somali Journalists (FESOJ). Maxamed Ibraahim Nuur Macalimuu, oo horay madax uga ahaa NUSOJ,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Maxkamadda Racfaanka Oo Dil Ku Xukuntay Raggii Ku Eedeysnaa Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa waxay maanta oo Axad ah xukun dil ah ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dilka iyo Kufsiga Caasha Ilyaas. Waxay maxkamaddu sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Dabageed Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Ka Tirsan Hiiraan Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ugu baaqay iney dagaallada joojiyaan beello walaalo ah oo isku haya deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolkaasi. Wuxuu dabageed sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Daqare “Galmudug Waxay Hadda Ka Baxaysaa Wadadii Khilaafka” Siyaasi C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) oo ka faalooda siyaasadda dalka ayaa sheegay in Galmudug ay haatan ka baxayso wadadii khilaafka, islamarkaana u guureyso dhanka midnimada. Wuxuu sheegay Daqare in muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Nugaal Oo Maanta Go’aan Ka Gaareysa Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay ku dhawaaqi doontaa xukunka Saddex ruux oo horey dil loogu xukumay, kuwaasi oo ku eedeysan dilka iyo kufsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegaayo Deegaanno Ka Tirsan Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in weli halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan. Maxamuud Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Maxamed Qanyare Afrax Siyaasigii Maxamed Qanyare Afrax ayaa maanta ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, Qanyare waxaa uu siyaasadda Soomaaliya caan ka ahaa 1991-2013-kii. Maxamed Qanyare waxaa uu dhashay 40-tameeyadii qarnigii tagay, isaga oo muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qanyare Oo Geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee, Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn dalka iyo dibadda looga yaqaanay. Qanyare ayaa xanuunsanaa muddooyinkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland: Waxaan Burburinnay Saldhigyo Al-shabaab Ku Lahaayeen Calmadow Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgal ay ciidankooda gaarka ah ee PSF ka sameeyeen buuraha Calmadow ku burburiyeen xarumo Al-shabaab ku lahaayeen halkaasi. Qoraal kasoo baxay PSF ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Xabsiga Dhigay Rag Hoggaaminayey Dagaallo Ka Dhacay Wanlaweyn Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay xabsiga dhigeen qaar ka mid ah raggii hoggaaminayey dagaallo ka dhacay degmadaasi. Yuusuf Baalow, guddoomiye ku…