Duqa Muqdisho oo Degmada Kaxda ka Furay Xarun Gurmad iyo MCH” Sheeko:Caafimaadka Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Md. C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Kaxda, Halkaasi oo uu ugu kuur galaayay Mashaariicda Horumarineed ee ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku -xigeenka Malaysia Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qasriga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay Haweeneyda R/Wasaare Ku Xigeenka ka ah wadanka Malaysia Marwo Wan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay Daadad Ku Soo Rogmay Magaalada Qardho Roobab xoogan oo ka da,ay magaalada Qardho ee gobalka Bari ee Puntland iyo tuulooyinka ku xeeran ayaa geestay khasaare soo gaaray dad reer guuraa ah ku dhaqan magaalada Qardho.. Roobabka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobay Oo Warbixin Ka Soo Saartay Dil Loo Gaystay Sarkaal ka Tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saaray dilkii Maxamed Cabdi Khayre oo ka mid ahaa shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Gobolka Mudug. War saxaafadeed ay soo saartay Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaaryahanada Xulka Qaranka Oo Guul Ka Gaaray Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Xidigaha xulka qaranka oo labadii bil ee lasoo dhaafay kulamo saaxiibtino la qaatay kooxaha kala gedisan ee ka ciyaara horyaalka Somalia Premier League ayaa inta badan gaaray guulo weyn,iyagoo xitaa…
8 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Dharigii labada dhinac ka gubtay: Argagaxinta Shacab Argagaxisada Dhibane u ah Soomaaliya waxay dhibane u yihiin argagaxiso gudaheeda ka jirto iyo beesha caalamka oo dhibaato joogto ah ku heyso hormarka nololeed ee dalkan taagta daran sameyn lahaa waxayna beesha caalamka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Shirkad Shiino Ah La Gashay Heshiis Dekad Oo Laga Dhisayo Eyl Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Beijing ayaa heshiis lagu dhisayo dekad la saxiixday shirkad Shiinees ah oo lagu magacaabo iyo wafti balaaran oo CCECC, arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shir Madaxdeedka Ururka Islaashiga Islaamka ee Magaalada Maka War-murtiyeedka shir madaxdeedka ururka iskaashiga Islaamka ee jimcihii ka dhacay magaalada barakeysan ee Maka ayaa looga hadlay faragelinta Iran, duqeynta Xuutiyiinta, Falastiin iyo arrimo kale. Shirka waxaa lagu dheeraaday faragelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Dhimeysa Nabad-Ilaaliyaasha Soomaaliya. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaaray in la dhimo 1,000 askari oo ka tirsan kuwa ka socda gobolka kuwaasoo ku sugan Soomaaliya, iyadoo ay jiraan weerarrada sii…