Day: June 2, 2019
-
amaanka
Khasaare Ka Dhashay Is Rasaaseyn Ka Dhacday Suuqa Xamarweyne
Ciidamada booliska dagmada X/weyne oo is ku dayayey in ay gacanta ku dhigaan koox burcad ah ayaa iyaga iyo burcaddii …
Read More » -
amaanka
Darawal Gaari BL Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Askari ka tirsan ciidan booliska Soomaaliya ayaa Dawal gaari B L ah ayaa bwaxa uu ku dilay dagmada Hodan ee…
Read More » -
amaanka
Maxaabiis Gaaraya 120 Oo Cafis Loo Fidiyay Dowled-gobaledka Puntland
Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Cafis u fidiyey maxaabiis munaasabadda Bisha Ramadaan iyo…
Read More » -
Wararka Dalka
55 Kiis Oo Cudurka Daacuunka Ah Oo Laga Helay Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday 55 kiis oo cusub oo cudurka daacuun caloolaha ah kaddib baaritaan ay sameysay laanta…
Read More » -
Banaadir
Akhriso: Ujeedka Safarka Farmaajo Ee Adis Ababa Iyo Midka Kheyre Ee Dooxa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta booqday caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Farmaajo marka uu ka degay garoonka diyaaradaha…
Read More » -
Gobalada
Waare ”Walaac Ayaan Ka Qabnaa Xaaladda Murugsan Ee Galmudug”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa hadlay xaaladda Galmudug oo uu sheegay in haatan ay meel adag mareyso.…
Read More » -
amaanka
Weerar Lagu Qaaday Xarunta Maamulka Garasbaaley
Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen xarunta maamulka deegaanka Garasbaaley, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal…
Read More » -
Hirshabeelle
Axmed Shiidka Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Shabellaha Dhexe, isaga oo xilkii ka qaaday…
Read More » -
Galmudug
Galmudug: DFS Waxay Burisay Heshiiskii Qeybsiga Dakhliga Kalluumeysiga
Maamulka Galmudug gaar ahaan wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaasi ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda dhexe ay…
Read More » -
Banaadir
Liverpool Oo Markii 6aad Hanatay Koobka UEFA Champions League
Kooxda laga leeyahay Ingiriiska ee kubadda cagta ee Liverpool ayaa xalay markii 6aad ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub ee loo…
Read More »