Dekedda Iyo Horseed,Yaa Ku Guulaysandoono Loolanka Horyaalka Somalia Premier League Sheeko:Cayaaraha Guddoomiyaha Kooxda kubbadda cagta Horseed Dr.Maxamed Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay Ciyaartooyda,Macalamiinta iyo shaqaalaha kooxda,isagoo ugu mahad celiyay horomarka ay kooxdiisa samaysay labadii sano lasoo dhaafay. Kooxda Ciidanka kooxda… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Cirka Ah Ku Dilay 6 Dagaalyahan Taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa war kasoo baxay lagu sheegay in weerar dhinaca cirka ah oo ciidamada Mareykanku ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen 6 dagaalyahan oo ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaali Laga Siidaayay Xabsi Ku Yaalla Dalka Libya Tiro dad ah oo isugu jira Muhaajiriin iyo Qaxooti ayaa laga siidaayay Isniintii Xabsi ku yaalla dalka libya,waxaana badi dadkaasi ay ka tageen dalalka Soomaaliya,Ereteriya iyo Itoobiya. Hay’adda Qaxootiga u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ka Wada Sanaag Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in xiisad u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland laga dareemayo deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Somaliland ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Liyuu Booliis Oo Dad Iyo Gaadiid Ka Kaxaystay Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay gobolka Hiiraan ka kaxeysteen dad rayid ah iyo sidoo kale gaadiid. Sidey sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kismaayo Oo Lagu Soo Bandhigay Shaqsi Ka Tirsanaa Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen nawaaxiga deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo qabteen shaqsi la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab. Shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Waxgarad Ku Baaqay Joojinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Waxgarad Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud, kaa oo u dhaxeeya beello walaalo ah. Waxay sheegeen waxgaradkan in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM: Waxaan Dilnay Lix Ka Mid Ah Daacishta Soomaaliya Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey weerar ay iyaga iyo ciidanka DFS ka fuliyeen buuraleyda Goolis ee Puntland. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in…