Akhriso: Qodobbada Looga Hadley Shirka Guddiga joogtada ah Ee Golaha Shacabka Sheeko:Baarlamaanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka. Guddiga ayaa kulankooda maanta kaga dooday arrimo ay ka mid yihiin in dib… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Dhiseysa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Ceel-waaq, Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wax Badan Ka Qabteen Amniga Gaalkacyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in wax badan ay ka qabteen amniga guud ee magaalada Gaalkacyo, kadib howlgallo ay ka sameeyeen ciidamada ammaanka ee magaaladaasi. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Galmudug, C/weli…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga K/galbeed: Waxaan Fureynaa Waddooyinka Ay Al-shabaab Xirteen (Dhageyso) Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka K/galbeed ayaa sheegtay in maalmaha soo aaddan ay bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo lagu furayo waddooyinka ay xirteen Al-shabaab. Wasiir ku xigeenka wasaaraddan, Maxamed Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen Oo Magacaabay Wakiillada Maamulkiisa Ee UK iyo Turkiga Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa waxaa uu UK iyo Turkey u magacaabay wakiil u gaar maamulkiisa. Abuubakar Maxamed Cali Hatimay ayaa loo magacaabay inuu dowlad goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa saakay waaberigii wuxuu ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AFRICOM Oo Faah Faahisay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn ay diyaaradahooda iyo howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Waare ayaa sidoo kale wuxuu xilkan u magacaabay Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xabsi Ah Maxkamad ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xukun ku riddey askari Soomaali Maraykan ah, kaasi oo ku eedeysnaa dilka haweeney. Maxamed Nuur ayaa aad isu difaacay, halka qareenkiisu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Ku Xigeenkii Deegaanka Gamboole Oo Lagu Dilay Jowhar Rag hubeysan ayaa waxay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ku dileen, gudoomiye ku xigeenkii deegaanka Gamboole ee gobolkaasi. C/rashiid Xaaji Maxamed ayaa la toogtay xilli uu ku sugnaa bartamaha…