Madaxweyne Farmaajo Oo Bogaadiyey Guulaha Qaran Ee Ay Gaareen Orodyahannada Soomaaliyeed Sheeko:Cayaaraha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed oo billado ka soo hooyay tartanno heer Gobol iyo heer… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq Ee Sool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo kuwo la sheegay iney ka tirsan yihiin jabhadda la magac baxday xoreynta SSC ee Khaatumo ayaa ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Uu Saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey fatahaadda uu Wabiga Shabelle ku sameeyey degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada ku dhow. Axmed Xuseen Afrax, guddoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Jeesow “Dabageed Si Nabad Ah Xilka Haku Wareejiyo” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda gobolka Hiiraan, oo maalmahan dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada B/weyne Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa ciidankii shalay ku dagaallamay deegaanka Kalabeyr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka Oo Su’aallo Weydiiyey Wasiir Cawad Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Waxa Looga Hadlay Kulan Dhexmaray Kheyre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM Gen. Thomas D. Waldhauser oo ah Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa la sheegayaa in talaadadii ay magaalada Muqdisho kula kulmeen ra’isul wasaaraha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Afar Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in deegaan duleedka ka ah degmadaasi lagu dilay Afar qof oo shacab ah. Sidey sheegeen dad ku sugan deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Dagaalkii Kalabeyr? Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Dagaalkan waxaa ku dhintay taliyahii qeybta Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Af-urur Ee Gobolka Bari? Maamulka deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee deegaankaasi, halkaasi oo shalay ay dib ula wareegeen ciidamada Puntland. Maxamed Geeddi Saalax, guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay…