Isbitaalka Garoowe Oo Laga Eryey 37 Shaqaale Sheeko:Dalka Wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay shaqadii ka erisay 37 qof oo ka mid ahaa shaqaalaha isbitaalka guud ee Garoowe. Shaqaalahan la ruqseeyey ayaa isugu jiray dhaqaatiir iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEG DEG: B/weyne Oo Kala Xiran Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay kala xiran tahay magaalada, xaaladuna ay tahay mid kacsan. Sidey soo sheegayaan wariyeyaasheenna, magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Waare Oo Sheegay In Shacabka B/weyne Heli Doonaan Cadaalad Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi iyo sidoo kale rabshadihii ka dhacay B/weyne. Waare ayaa sheegay in shacabka B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Caruur Uu Soo Ritay Cudurka Jadeecada Oo La Dhigay Isbitaalka Banaadir (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isbitaalkaasi la seexiyey in ka badan 100 caruur ah oo ay soo riteen cudurada faafa oo ay ugu horreyso Jadeecada. Dr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Ciddii Isoo Weerarta Waan Iska Difaacayaa” (Wareysi) Guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo uu sheegay inuu hareer…