Akhriso: Khasaaraha Qaraxyo Maanta Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, taliska ayaana sheegay in ciidanka amnigu ku raad joogeen. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Khilaafka Kala Dhaxeeya Dowladda Federaalka Ah Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cbdullaahi Deni, oo maanta ka furay magaalada Garowe kalafadhiga 44aad ee Baarlamaanka dowled gobaledka Puntland, ayaa ka hadlay dhinacyo badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo Sheegtay Iney Guddi u Saareyso Dil Wadareedkii Galkacyo Madaxtooyada Galmudug ayaa soo saartay qoraal lagu cambaareynayo dil wadareedkii ka dhacay magaalada Galkacyo. Qoraalka waxaa la faray dadka iney is-dejiyaan, si looga hortago beegsiga lagu hayo daldoorka gobolka Mudug,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Abwaan Saxardiid Oo Maanta Geeriyoodey Allah u naxariistee waxaa saakay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland ku geeriyooday Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye, oo ka mid ahaa abwaanadii ugu caansanaa sida weyna loo yaqaanay gayiga Soomaalida, Abwaanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Baydhabo: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Dil Wadareedkii Galkacyo Madaxweynaha dowled gobaledka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Axmed Lafta gareen, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay falkii xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaannada 2-bada Aqal ee BF iyo Mas’uuliyiin Ka hadlay Dil Wadareedka Galkacyo Mas’uuliyiinka ka tirsan dowladda federaalka ah iyo xisbiyada ayaa ka hadlay dil wadareed xalay ka dhacay magaalada Galmkacyo. Dadka ka hadlay waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dil Wadareedkii Ka Dhacay Galkacyo Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow cambaareysay dil wadareed xalay ka dhacay duleedka Galkacyo halkaasi oo lagu dilay 9 qof oo ka soo-jeeda koonfur galbeed. Wasiirka warfaafinta DF Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Ka Taagan Galkacyo, Maleeyshiyo Beeleed Hal Meel Ku Dishay 9 Ruux Maleeshiyo beeleed ku sugan magaalada Galkacyo ayaa la sheegayaa iney xalay hal meel oo duleedka magaalada ah ku dileen 9 qof. Arrintan ayaa la sheegayaa iney tahay aano-qabiil kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda. Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta…