Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Sheegtay in Soomaaliya Aysan ka jirin Xilligan Walaac Laga Qabo Ebola Sheeko:Dalka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya oo ka Jawaab celineysay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola. Xanuunkan Eboola ayaa dhawaan lagu arkay kiis ka mid ah in laga… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Macalimu Oo Ka Hadlay Qabsoomidda Doorashada NUSOJ iyo Waxqabadkiisa Ururka saxafiyiinta qaranka ee NUSOJ ayaa shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada hoggaanka guud ee ururka, kaas oo sedexdii sanaba mar la soo doorto. Waa doorasho ay ka qeyb galaan dhammaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Golaha Culimada Soomaalida Oo Ka Hadlay Dil Wadareedkii Galkacyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay falkii lagu dilay kudhawaad 10 ruux oo ka dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Hay’ adda ayaana ku baaqday in la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Col. Roobow”Hey’adaha Amniga Waa Iney La Yimaadaan Qorshe Aan Waddo Xiris Aheyn” Col. Xussein Maxamed Roobow oo ah khabiir xagga amniga ah ayaa sheegay in dayac badan uu ka jiro ammaanka caasimadda , oo loo baahan yahay in saraakiisha ammaanka ka shaqeyso…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abaalmarin Loo Ballanqaaday Ciidan Fashiliyay Weerar Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre, ayaa abaalmarin u balanqaaday ciidan la sheegay iney fashiliyeen weerar lagu waday inuu ka dhaco bar kontorool oo ku taallo KM4…