Day: June 20, 2019
-
Banaadir
Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Ka Mid Noqoshada JFS Ee Heshiiskii Qaramada Midoobey Ee Xuquuqda Naafada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada.…
Read More » -
Galmudug
Cali Gacal Casir: Doorashada waqtigeeda Ayey Dhaceysaa, 89 Xildhibaan Ayaana Sii Shaqeynaya
Guddoomiyaha baarlamaanka Gamudug garabka Cadaado Cali Gacal Casir ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in baahi weyn loo…
Read More » -
amaanka
Xaaf: Dadkii Galkacyo Lagu Dilay Waxaa Dilay 10 Askari oo Ka Tirsan Xoogga Dalka
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in dadkii 9-ka ahaa ee lagu…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweyne Xaaf: Waraaqda DF waa Sharci-darro, Galmudugna waa state xor ah, oo madaxbannaan
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtay Dhuusamareeb ayaa shir jaraa’id uu…
Read More » -
Gobalada
QM: Soomaaliya oo 35 Milyan Gaareysa 2050 iyo Hindiya Oo Ka Tiro Badnaan-doonta Shiinaya
Warbixinta sadaalinta ee qaramada midoobey ay sameysay sanadkan 2019-ka, waxaa ay sheegeysaa in 2027 ay Hindiya dad ahaan ka badnaan-doonto…
Read More » -
amaanka
Dalalka IGAD oo Ka Shiraya Xaaladda Koonfurta Suudaan
Wasiirrada arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiha ee dalalka IGAD ayaa waxaa uu shalay kulan uga furay caasimadda Itoobiya. Dadkaasi Adis…
Read More » -
Ganacsiga
Maalinta Qaxootiga: Dunidan Waxaa Dalkooda Isaga Cararay 71 million Oo Qof
Maanta waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta qaxootiga adduunka, sida ay sheegeyso UNHCR, ilaa hadda, 71 million ayaa dalkooda…
Read More »