Day: June 22, 2019
-
Galmudug
Akhriso: Kulan Galkacyo Ku Dhexmaray Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Ah iyo Bulshada Galkacyo
Wafdigii xildhibaanada ahaa ee gaaray magaalada Gaalkacyo maalinimadii Jimcada, ayaa kulankoodii ugu horeeyay waxa ay la qaateen odayaasha dhaqanka degmada…
Read More » -
Banaadir
Golaha Shacabka Oo Liiska Xildhibaannada Maqan u Gudbiyey Guddiga Anshaxa
Kulankii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada tahay…
Read More » -
Banaadir
Shell iyo Exxon Mobil Oo Wax Ka Badal Lagu Sameynayo Heshiiskii Shidaalka ee Ay La Galeen Soomaaliya
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celiyaan heshiisyadii dowladdii dhexe…
Read More » -
Wararka Dalka
Kenya Oo La Wareegtay Xeryo Qaxooti.
Laba xero qaxooti oo loo furay inay martigeliyaan dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay macluushii ku dhufatay dalka sannadkii 2011kii ayaa…
Read More » -
Baarlamaanka
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta u Codeynaya Sharci Muhiim Ah
Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ku yeeshaan xaruntooda kulankoodii caadiga…
Read More » -
Galmudug
Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Galmudug u Baahan Tahay Isbedal Dhab Ah
Xildhibaan C/qaadir Cali Diirshe oo ka mid ah mudnayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in loo baahan yahay isbedal dhab ah…
Read More » -
amaanka
Dagaal Ka Dhacay Hiiraan
Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad isku abaabulay qaab beeleed ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka…
Read More » -
Galmudug
Maxaa Ka Socda Dhuusamareeb?
Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya kulamo xasaasi ah oo u dhaxeeya madaxda Galmudug iyo sidoo kale xubno…
Read More » -
Gobalada
Puntland: Maxkamadda Racfaanka Oo Qaadeysa Kiiska Caasha Ilyaas
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in maxkamadda Racfaanka ee gobolka Nugaal ay dib u furto kiiska Caasha Ilyaas,…
Read More »