Day: June 23, 2019
-
K/Galbeed
Madaxweynaha K/Galbeed Oo Booqday Degmada Wala-weyn Ee Gobalka Shabeellaha Hoose
Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo…
Read More » -
Madaxweyne Xaaf oo Hadda Gaarey Godinlabe
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf oo goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka ayaa hadda gaaray…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Galmudug oo Ka Guurey Dhuusamareeb, Halkee Ku Sii-jeedaa?
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf ayaa goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka. Wararka ayaa intaasi…
Read More » -
Gobalada
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Nugaal Oo Shaacisay Waqtiga Ay Go’aan Ka Gaareyso Kiiska Caasha Ilyaas
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay soo gabagabeysay dhageysiga wejiga Labaad ee kiiska Caasha…
Read More » -
amaanka
Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Iyo Sheekh Shaakir Oo Gaaray Deegaanno Hoostaga Matabaan
Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa maanta gaaray…
Read More » -
amaanka
Ciidanka DFS Oo Deegaanno Hor Leh Kala Wareegay Al-shabaab
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose, waxay kula wareegeen deegaanno Al-shabaab maamuli jireen. Ibraahim…
Read More » -
Galmudug
Galkacyo: 5 Ka Mid Askartii Dil Wadareedka Gaysatay oo Maanta Xabsiga La Dhigay
Waxaa saaka xabsi ku yaalla magaalada Galkacyo la dhigay 5 ka mid ah 11 askari oo 9 qof oo rayid…
Read More » -
amaanka
Itoobiya iyo Iskudey Afgembi: Madaxweyne iyo Taliyeyaal Ciidan Ayaa La Dilay
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxaa la dilay madaxweynihii dowlad degaanka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisa…
Read More » -
amaanka
Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Shabellaha Hoose
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Danab ee xoogga dalka ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen degmada…
Read More » -
Galmudug
Kulamo Weli Ka Socda Dhuusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaa weli ka soconaya kulamo kala duwan oo u dhaxeeya wefdiga dowladda ee uu hoggaaminayo…
Read More »