Day: June 25, 2019
-
Galmudug
Sawirro: Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah
Kulanka waxaa uu dhexmaray madaxweynaha Galmudug oo haatan ku sugan Cadaado iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah. Xildhibaannada waxaa…
Read More » -
Gobalada
Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho
James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee…
Read More » -
amaanka
Dowladda Federaalka Ah Oo Qaadacday Shirka Arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ee Nairobi
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland oo qorshuhu ahaa inuu ka dhaco…
Read More » -
Gobalada
Wariye Coldoon Oo Maanta Maxkamad Lasoo Taagayo
Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa uu markii Labaad kasoo muuqdo wariye C/maalik…
Read More » -
amaanka
Waxgaradka Hiiraan Oo Ka Digay Dagaallo Ka Dhaca B/weyne
Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in haddii aan degdeg lagu xallin khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare…
Read More » -
Galmudug
Kulamo Ka Socda Magaalada Cadaado
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo xalay lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi…
Read More » -
Wararka Dalka
Dabageed “Waare Wuxuu Saddex Jeer Ku Fashilmay Qorshe La Igu Dili Lahaa”
Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyahii gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, in Saddex jeer…
Read More » -
Wararka Dalka
DFS Oo Sheegtay Iney Ka Faa’ideysan Doonto Mashaariicda Horumarineed Ee Shiinaha
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay warbaahinta dowladda in dalka…
Read More »