Day: June 26, 2019
-
Banaadir
Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Oo La Muddeeyey, Akhriso Jadwalka Hadal-jeedinta Soomaaliya
Maxkamadda Cadaaladda adduunka, war saxaafadeed ay soo saaray waxaa lagu sheegay in sanadkan bisha September dib loo bilaabayo dhageysiga dacwada…
Read More » -
Banaadir
Akhriso: Soyaalka Maalinta Xuriyadda Ee 26-ka June
Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 59 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga…
Read More » -
Wararka Dalka
Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xayiraadda Uu Sacuudiga Ka Qaaday Xoolaha Soomaaliya (Dhageyso)
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay sida ay ku suurtagashay in dowladda Sacuudiga ay…
Read More » -
amaanka
Maamulka Mudug Ee Puntland Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Gaalkacyo
Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ammaanka magaalada Gaalkacyo ay waxbadan ka qabteen, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidamada…
Read More » -
Gobalada
Dhallinayarda Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Midnimada (Dhageyso)
Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dhallinyarada iney ka shaqeeyaan midnimada dalka, kana faa’ideystaan fursadaha ay hadda u haystaan iney dalkooda…
Read More » -
Banaadir
Madaxweyne Farmaajo Oo Wadahadal Ugu Baaqay Somaliland
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wadahadal ugu baaqay Somaliland, xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabad xalay…
Read More » -
amaanka
Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Xiran
Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo diidaya isku socodka gaadiidka. Wadada dheer…
Read More »