Xildhibaan C/laahi Cumar “Raali Kama Nihin Doorasho Ka Dhacda Dhuusamareeb” (Dhageyso) Sheeko:Dalka Xildhibaan C/laahi Cumar Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn doorasho ka dhacday degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wuxuu sheegay Xildhibaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Maamulka Deegaanka Lambar 50 Oo Ka Warbixyey Qarax Ka Dhacay Deegaanka Muuri, Sh/hoose Maamulka deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah wuxuu ka bixiyey qarax Miino oo ka dhacay deegaanka Muuri ee gobolkaasi. Axmed Taakow oo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Guryo Dib Loo Dhisay Ku Wareejisay Shacab Ku Sugan Deegaanka Sabiib Iyo Caanoole, Sh/hoose Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib waxa ay u dhistay guryo ku yaallay deegaanka Sabiib Iyo Caanoole ee gobolka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo la sheegay iney bur-buriyeen Al-shabaab. Guryahan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kheyre “Waxaan Codasanayaa In La Joojiyo Dagaalllada Matabaan” (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday dhinacyada isku haya deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, iney joojiyaan dagaalladaasi. Wuxuu sheegay in cid walbo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Waxgaradka Matabaan Oo Ku Howlan Xallinta Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Ku Dhow Degmadaas Waxgaradka ku dhaqan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan dedaallo badan oo lagu doonayo in lagu xalliyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanno hoostada degmadaasi. Maxamuud Xasan Cali…