Soomaaliya oo Xiriirka u jartay Dalka Guinea Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay iney xiriirka u jartay dalka Guinea, kadib markii sida ay sheegtay ku xad-gudubtay Qarannimada, midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad oo arrinkaas… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Oo Kala Socota: Gobolka Banaadir oo Buug Caafimaad Soo Rogey iyo Wasaaraddii Oo Diiddan Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaciyey iney ku guuleysteen hirgelinta buugga caafimaadka ee ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa ka warbixiyey howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, kuwaa oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Odowaa Yuuruf Raage, taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka B/xaawo Oo Sheegay Iney Wax Ka Qabanayaan Ammaanka Maamulka cusub ee degmada B/xaawo, gobolka Gedo ayaa sheegay iney wax badan ka qaban doonaan xaaladda ammaanka ee degmadaasi. C/casiis Xareed C/laahi, guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in haddii ay wadashaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Oo 5 Qof Ku Toogtay J/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa meel fagaare ah oo ku taalla deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku toogteen Shan qof oo ay sheegeen iney la shaqeynayeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Xaaf Ugu Wakiishay Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Doorashooyinka Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka u wakiishay doorashada Galmudug. Hay’adaha kala ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riddey shaqsi la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab, sidoo kalena u kala gudbin jiray hubka. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan lagu…