Day: July 6, 2019
-
Gobalada
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qoraal Ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa qoraal kasoo saartay qaabka ay u dhaceyso xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Qoraalka ka…
Read More » -
Banaadir
Yariisow oo Tiray Qoraal Ka Dhan Ahaa Wasaaradda Caafimaadka
Cabdiraxmaan Yariisow oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho ayaa tiray qoraal uu ku weeraray Wasaaradda caafimaadka, isaga oo…
Read More » -
Banaadir
Duqa Muqdisho oo Wasaaradda Caafimaadka ku Tilmaamay Xaasid Maseyrsan
Cabdiraxmaan Yariisow, duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka jawaabayey buug caafimaad oo ay soo saaratay wasaaradda caafimaadka ayaa…
Read More » -
Somaliland
Waraabe Oo Dalbaday In La Joojiyo Wada Hadalka Soomaaliland Iyo Soomaaliya
Feysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Soomaaliya aaney dowlad ka jirin, qaladna ay aheyd in…
Read More » -
Banaadir
Wasaaradda Caafimaadka DF Oo Diyaarisay Buug Caafimaad, Oo Ka Duwan Midkii Gobolka Banaadir
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in…
Read More » -
amaanka
Askari Dil u Geystay Wadaha Mooto-Bajaaj
Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah ku dilay mid kalana ku dhaawacay gudaha…
Read More » -
amaanka
K/galbeed: Xildhibaan Ka Digey Duqeymaha Lala Eeegto Goobaha Ay Rayidku Degan Yihiin (Dhageyso)
Mudane ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka digey duqeymo uu sheegay in lala eegto deegaanno ay degan yihiin dad…
Read More » -
Galmudug
Xildhibaan Cabdi Xaashi “Xaaf Wuu Ku Qaldanaa In Doorashada Galmudug Ku Wareejiyo DFS” (Dhageyso)
Xildhibaan Cabdi Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ku…
Read More » -
Galmudug
Dhageyso: DFS Oo Loogu Baaqay Xalinta Tabashada Beelaha Dega Deegaannada Galmudug
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda guud…
Read More »