Madaxweynaha K/Galbeed Oo Xariga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyay Degmada Xudur Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa inta uu joogay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool xariga ka jaray Mashaariic Kala Duwan oo ay kamid yihiin, Wadooyin oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Puntland Oo DF Uga Digtay Faragellinta Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland Dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ka soo hor jeesatay warqad qoraal aheyd oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo faderaaleynta Soomaaliya, oo lagu xusay hannaanka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Khilaafkii Dabageed iyo Hirshabelle Oo Lasoo Afjarayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha dowled gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) ayaa sheegay in waanwaantii laga dhexwaday madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan Yuusuf Dabageed …
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Warbixin: Yaa Gar Leh, Yaase Gar Daran Wasaaradda Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? Tan iyo khamiistii, waxaa socda dagaal afka oo ka dhaxeeya wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo gobolka Banaadir kadib markii kuwa dambe ay soo saareen buug caafimaad oo ay isticmaalayaan…
6 daqiiqo Sheeko:War Hab-u-Socodka Doorashooyinka Soomaaliya Bishii Juun 2019, ee ina dhaaftay ayaa waxaan ka qaybgalay koorso ku saabsanayd doorashooyinka caalamiga. Bare Sare Jeff F, oo ah macallinkii inoo dhigaayey casharada doorashooyinka ayaa wuxuu dhowr jeer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Ka Hortimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland. Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in…