Kooxda Dekedda Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Horyaalka Somalia Premier League Sheeko:Wararka Cayaaraha Da’daal dheer ka dib maamulka kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa u mahad celinayna ciyaartooyda oo markii saddexaad oo xariir ah ku guulaystay tartanka horyaalka Somalaia Premier League. Guddoomiyaha kooxda kubadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Sanaag Waxaa xoogeystay dagaal u dhaxeeya Laba beel oo wada deggan gobolka Sanaag, kaasi oo ka socda deegaanno duleedka ka ah degmada Ceel-afweyn ee gobolkaasi. Dagaalkaan ayaa xooggiisa dhacay shalay gelinkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Barre “Xukuumadda Qas Ayeey Ka Waddaa Deegaannada Galmudug” (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Barre Cabdi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay qas ka waddo deegaannada Galmudug. Wuxuu sheegay in Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kheyre Oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xalay wuxuu kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Degmada Dhoobley Ee Gobolka Jubbada Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo waxyeello soo gaarsiiyey dad rayid ah. Wararka ay heleyso Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Oo Xooga Saaraysa Dhisidda Ciyaaryahano Da’yar Ah Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo ka shaanaya waxyaaalaha kala duwan ee naadiga ayaa sanadkii labaad hindisay mashruuca dhisida da’yarta kubbadda cagta kuwaas oo loo diyaarinayo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyey Degmada Xudur Ee Bakool Madaxweynaha dowlad gobaleedka K/galbeed, Cabdicasiis Laftegareen iyo gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa si wadajir ah uga dhagax-dhigay degmada Xudur ee gobolka Bakool, xafiiska hay’adda…