Labo Dhalinyaro Oo Caawa Lagu Dilay Waqooyiga Muqdisho Sheeko:Amniga Wararka caawa laga helayo xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Hiliwaa, ayaa sheegaya koox hubeysan ay halkaasi ku dileen labo wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka degaanka. Ismaaciil iyo… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Sen. Abshir: Kala Xadeynta Dastuuriga Ah ee Awoodaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Arar: Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay soo martay marxalo kala duwan waxaana soo xukumay dowlado rayid ah iyo dowlad militeri ah. Hab-dhaqanka siyaasadeed iyo midka maamul ee Dalka wuxuu intiisa badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya Oo Ka Gaabsatay Safarka Farmaajo ee Itoobiya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka gaabsatay arrinta la xiriirta safarka ay warbaahinta dalalka dariska qoreen ee la xiriira socdaal lagu wado in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu 13-ka bishan ku tagayo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasiirka Waxbarashada Puntland Oo DF Ku Eedeeyey Siyaasadeynta Manhajka iyo Wada-shaqeyn La’aan Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowled gobaleedka Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan, oo maanta ka hadlayay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardeyda dhameystay dugsiyada sare ee deegaanda Puntland, ayaa sheegay in dowladda federaalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dagaal Somaliland iyo Puntland Ku Dhex Maraya Sanaag Wararka ka imaanaya deegaanka Dhoob ee ka tirsan gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal beeleed xoogan oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland. Dagaalka …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay DFS Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo bandhigeen Xuseen Xasan Cambeer, oo ka tirsanaa saraakiisha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen inuu isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Aan La Dagaalanno Kuwa Xaalufka Ku Haya Deegaanka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dhibta ugu weyn ee ka taagan deegaanno ka mid ah Jubbaland ay tahay xaalufka lagu hayo dhirta. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay yeelan doonaan kulankoodii 25-aad ee Kalfadhiga 5-aad, iyadoo kulankan ka mid yahay kuwa caadiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku filay Saddex ruux, kuwaasi oo la sheegay ineyka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Hotelka Naasa-hablood2 28,Oct sanadkii 2017. Qoraal kasoo…