Ciidanka Ammaanka Oo Degmada Dharkeynleey ku Soo Bandhigay Burcad Sheeko:Amniga Ciidanka ammaanka ayaa Maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix nin oo Burcad ah, kuwaas oo dadka rayidka ah dhac iyo handedaad u geysan jiray. Raggan oo markii lasoo qabanayay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waa in Deg deg Loo Joojiyaa Dirirta Sokeeye Ee Ka Socota Ceel-Afwen” Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu aad uga tiiraanyeeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag,…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Bilaaway Isticmaalka Aalada GPS Ciyaartooyda xulka qaranka dalka ayaa bilaaway isticaamlka aalada lagu ogaanayo fayqabka heerka tababarka ee loo yaqaano (On Device Monitring Physical Fitness Preformence) waxaana aalada horay u isticmaalay garsoorayaaasha kubbadda Cagta…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Rasmi:-Muqdisho City club Oo Saxaafada U Soo Bandhigtay Macallinkeeda Cusub Kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa xafiiskeeda kusoo bandhigtay macallinkeeda cusub kaas oo u dhashay wadanka Tuniisiya wuxuuna xiligan ka badalayaa Mbalangu Husein oo kasoo jeeda Uganda. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Heegan Oo Marti U Ah Kooxda Reer Rwanda Ee Apr FC Kooxda ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankeedii 3-aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee Group C la balansan xidigaha Apr FC oo ka dhisan Rwanda. Xidigaha Heegan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shacab Lagu Dilay Duleedka Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad rayid ah, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Warqadaha: Dagaal Dastuuri Ah Oo Ka Dhex Dilaacay Wasaaradda Cadaaladda iyo Maxkamadda Sare Maqnaanshiyaha guddiga adeegga garsoorka iyo dhameystir la’aanta dastuurka KMG ah, waxaa ay keentay in dagaal dastuuri ah ka dhex bilowdo wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka iyo maxkamadda sare ee dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Socdaalkii Kheyre Ee Waqooyiga Gaalkacyo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uu ka weecday maqaamkii uu maamulkooda ugu soo dhoweyn lahaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo. C/raxmaan Dhabanacad,…