Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Sheeko:Dalka Gudoomiyaha golaha aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha la xiriira dhinaca dembiyada jinsiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa maanta waxaa ay ku dileen nin ganacsade ahaa dagmada Dharkeynleey ee gobalka Banaadir. Ninka la dilay ayaa ahaa ganacsade siweyn looga yaqaano dagmada, waxaana magaciisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Oo Kulan La Qaatay Madax ka Tirsan Qaramada Midoobay Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barnaamijka Ogaal Oo Ka Hadlay Xiriirka Ka Dhaxeeya Garsoorka, Shareecada iyo Dhaqanka Barnaamijka “ OGAAL”ee ka baxa Goobjooj TV, uuna wado Prof. Cabdullaahi Maxmed Shirwac, ayaa todobaadkaan looga hadlay dhaqanka, shareecad iyo Garsoorka guud ee dalka. Waxaana marti ku ah Suldaan Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Qormooyin Hodan Naaleeye Waxay Aheyd Astaan Rajo iyo Dhibbane Xoriyad-hadalka Warbaahinta Goobjoog ayaa marka hore waxaa ay tacsi u dirtay ehelada, asxaabta shaqo wadaagta ahaayeen iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka baxeen weriyeyaasha Hodan Naaleeye iyo Axmed oo ku dhintay qarax…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxamed Mistiri Lamjed Oo Bixiyay Tababarkii Ugu Horeeyay Kooxda Muqdisho City Club Shan ka dib ciyaartooyda kooxda dowladda hoose ee Muqdishu City Club ayaa wahajahaya talaabadooda cusub ee is badalka xag macaliminka,iyagoo qaatay falsada tababarka layliyahooda reer Tunusiya Maxamed Mestiri Lamjed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaartooyda Xulka Qaranka Oo Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Tartanka Chan Xidigaha Xulka qaranka dalka ayaa si wanaagsan iskugu diyaariyay tartanka Chan oo ah koob ay ciyaaraan ciyaartooyda ka dheela horyaalada wadamooda waxaana tababar joogta oo dhinacyo kala duwan ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macalinka Cusub Ee Muqdisho City Club Maxamed Mistiri Lamjed Oo kulankii Ugu Horeeyay La Qaatay ciyaartooyda kooxdiisa Tababaraha cusub ee kooxda Muqdisho City Club Maxamed Meatiri Lamajed ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay ciyaartooyda,maamulka,shaqaalaha iyo taageeryaasha naadiga dowladda hoose wuxuuna xilkan kala badalay Husein Mbalangu oo u dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Tamarta Soomaaliya iyo IOM Oo Ku Heshiiyay Dhismaha Wasaaradaas Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka socda hey’adda IOM iyo urur Goboleedka IGAD, waxayna ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Tirakoob: Qatar Ciidankeeda Oo Dhan Waa 12 Kun, Akhriso Faah-faahinta CNN ayaa soo bandhigtay awoodda ciidanka dalka Qatar kadib markii ay Doxa todobaadkan furtay saldhiga militari ee “Dhacaayin” oo xagga badda ah. Dad badan oo Soomaali ah ayaa laga yaabaa…