Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka Hadashay Tallaalka iyo Arrimaha Xujeyda Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in dadka ka safraya dalka iyo dalka soo galaya ayna ku jiraan dadka Xujeyda ah looga baahan yahay in ay qaataan Tallaalka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Soomaaliland Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Gobalka Hiiraan Oo La Kulmay Hay’adaha Samafalka Ee Ka Howlgala Gobalka Guddoomiyaha Cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraalle ayaa Maanta Xafiiskiisa waxaa uu kula kulmay Hay’daha ka howlgalla deegaanada gobolkaasi Hiiraan. Kulanka ayaa ahaa mid ay isku baranayeen guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Yuu-Cali Oo Sheegay In Uu Ku Daysado Macallin Zidane Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) oo ah tababraha kooxda Dekedda horayna usoo noqday ciyaaryahan heer koox ilaa heer qaran ayaa guul waaweyn ka gaaray dhinaca kubbadda cagta,Yuu waqtigiisa macallinimo waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Cali Shiine “In Aan Kusoo Laabano Tartamada Afrika Waa Guul Iyo Sharaf ” Xiriika kubadda cagta dalka ayaa da’daal iyo juhdi ku bixinaya dhisidda horomarka kooxaha iyo ciyaartooyda xulka qaranka ee wadamada dibada ugu qeybgalaya tartamada heer naadi iyo heer qaran si shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Hortaagan in Doorashada 2020-ka Aaney Weji Yeelan? Iyada oo sanad iyo bar uun naga xigto doorashada guud ee 2020-ka ayaa waxa aanan muuqan weji loogu hagaago iyo hannaan sax ah oo la isku ogyahay taas oo keeni…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga James Swan Oo Madaxda Hirshabelle Kala Hadlay Arrimo Badan Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hir-Shabeell waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo wakiiladka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan , iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay. Madaxweynaha Hir-Shabeelle ,Madaxweyne kuxigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Deni Oo Xilka Ka Qaaday Agaasimihii Ciidanka Badda Puntland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Agaasimihii ciidanka Badda Puntland ee ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xassan, isaga oo Magacaabay Agaasime Cusub. Wareegto kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Puntland Oo Xog Badan Ka Bixiyey Dhul-gariir Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Maamulkaasi Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhul-gariir uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Bari, balse ma aanay sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay. Faarax Maxamuud, wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Kheyre Oo Lagu Eedeeyey Kala Geynta Shacabka Galmudug (Dhageyso) Xildhibaan C/fitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in xukuumadda Kheyre aysan ka shaqeeneyn nabadeynta Galmudug. Wuxuu sheegay Xildhibaanka oo u…