Dowladda Oo Xirtay Jidka Muqdisho-Afgooye iyo Gobolka Banaadir oo Diyaariyey Jid kale Sheeko:Amniga Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka xirtay jidka u dhaxeeya Muqdisho-Afgooye sababo lagu sheegay dhismaha waddadaasi halbowlaha ah. Jidka ayaa la xiray 2KM oo ka bilaabaneysa EX Kontrol Afgooye,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo DF Ku Eedeysay Ficillo Iska Hor Keenis Ah, Ugana Digtay Faragelinta Doorashooyinka.. Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey falal iska horkeenaya umadda Soomaaliyeed, waxna u dhimaya midnimada, waxaa kale oo lagu eedeeyey in deeqaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare uu Maanta Horyaallo Sharci Muhiim Ah Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka Oo Guddi u Saaray Turxaan Bixinta Sharciga Doorashooyinka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta guddi KMG ah u saaray sharciga doorashooyinka qaranka oo cabasho laga keenay. Qaar ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Sheegtay In La Maxkamadeyn Doono Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso Ee Dhowaan La Xiray Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa ka hadashay xarigga xubno ka tirsanaa guddiga dhismaha wadada Boosaaso, kuwaasi oo dhowaan xabsiga la dhigay. Maxamuud Xasan Aw Cismaan, Xeer ilaaliyaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wakiilka QM Ee Soomaaliya Iyo Danjiraha Ingiriiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Ben Fender. Madaxweynaha ayaa kala…