Day: July 28, 2019
-
amaanka
Akhriso: Warbixinta Guddiga Maareynta Qaraxii Xarunta Gobolka
Guddiga uu 24-kii bishan Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Uganda Oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Soomaali iyo Uganda AH
Waxaa Xerada tababarka ee Kabamba lagu qabtay Munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay Leyli Saraakiil oo muddo hal sano…
Read More » -
amaanka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Jawaabey Su’aalo Laga Weydiiyey Qatar iyo Qaraxyada
Guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay wasiirka wasaaradda…
Read More » -
Gobalada
Ergeyga Gaarka ah Ee QM James Swan Oo Booqday Soomaaliland
Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa…
Read More » -
Ciyaaraha
Farxaan Duqow Oo Sanadkii 2-aad Gool Qurux Badan Ka Dhaliyay Uganda
Laacibka kooxda kubbadda cagta Horseed Farxaan Maxamed Axmed (Farxaan Duqow) ayaa sanadkii 2-aad oo xariir ah good ka dhalinaya xulka…
Read More » -
amaanka
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir?
Waxaa soo hagaagaya xaaladda caafimaad ee Dadkii dhowaan ku dhaawacmay qaraxii ay argagixisadu ka geysteen xarunta Gobolka Banaadir, sida uu…
Read More » -
amaanka
Muuse Biixi “Arrinta Sanaag Nabad Bay Ku Dhammaan Doontaa”
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dagaallada ka jira gobolka Sanaag ay si nabad ah ku dhammaan doonaan…
Read More » -
amaanka
K/galbeed: Digniin Loo Diray Waxgaradkii Soo Xulay Golaha Shacabka
Taliska ciidanka gaarka ah ee maamulka K/galbeed ayaa u digay waxgaradka ku sugan magaalada Baydhabo ee soo xulay xildhibaannada golaha…
Read More » -
amaanka
Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa…
Read More »