Day: July 29, 2019
-
amaanka
Awaamiir Lagu Soo Rogay Gaadiidleyda Magaalada Garoowe
Magalada Garoowe ee Xarunta Nugaal waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay dhinaca Amniga,waxaana ka qeyb galay Wasiirka amniga Puntland…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Garowe
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo islamarkaana ay ka mid yihiin Habdhowraha golaha shacabka…
Read More » -
Gobalada
Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis Burcad Badeed ah
Madaxweynaha Maamullka Somaliland Muuse biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyey maxaabiis Burcad badeed Soomaali ah oo laga soo wareejiyey…
Read More » -
Ciyaaraha
Xulka Qaranka 15 Jirada Iyo Iskuulka Daaru-Tarbiya Oo Wada Ciyaaray Kulan Saaxibtinimo
Xulka da’yarta 15-jirada ayaa kulan ciyaareed saaxiibtinimo la ciyaaray iskuuulka Daaru-Tarbiya oo kaalinta 2aad ee kala horeynta kaga jira tartanka…
Read More » -
amaanka
Koonfur Galbeed: Laftagareen Oo Ka Hadlay Howlgallo Amniga Oo Bilaabaya
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Maxamed Laftagareen ayaa ugu baaqay shacabka Koonfur galbeed in qof waliba dhinaciisa uu…
Read More » -
amaanka
Xukun Lagu Riday Askari Ku Eedeysnaa Fududeynta Dilkii Anthony Farmosa
Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku riddey askari ka…
Read More » -
Gobalada
Dhageyso: Waxgaradka Gaalkacyo Oo Aqbalay Ka Qeybgalka Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug
Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aqbaleen ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado…
Read More » -
Wararka Dalka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigtay Siyaasadda Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta Dadweynaha
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha…
Read More »