Day: July 30, 2019
-
amaanka
Ciidamadii Kooxda Ahlu Sunna Oo Si Rasmi Ah Loo Qarameeyey
Ciidamada Ahlu sunna ee dhowaan la diiwaan geliyey, ayaa maanta waxaa la wareegtay dowladda federaalka ee Soomaaliya. La wareegitaanka ciidankaan…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddoomiye Abshir Axmed iyo Wafdigiisa Oo Lagu soo Dhoweeyey Garoowe
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare-BFS mudane Abshir Maxamed Axmed, ayna ku jiraan senataro ay…
Read More » -
amaanka
Kismaayo: Ciidamo Noocee Ah Ayaa La Wareegay Amniga Magaalada ?
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in amniga magaalada ay maanta la wareegeen ciidamo loogu talogalay sugidda amniga doorashada.…
Read More » -
Galmudug
Cadaado Loogu Caal-waayey Shirka Dhuusamareeb
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado, ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya in odeyaasha dhaqanka ee Cadaado ay ka biyo-diideen soo-jeedinta…
Read More » -
Ciyaaraha
Cabdiqani Saciid Carab “Kusoo Laabashada CAF Waa Astaan Muujinaysa Heerkeena Horomarka”
18 July 2019-guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta mudane Cabdiqani Saciid Carab ayaa noqday guddiga fulinta xiriirka kubbadda cagta qaarada…
Read More » -
Banaadir
Senator Mareykanka Ah Oo Soomaaliya Ku Tilmaamay Dal Aan Aheyn Hanti-goosad ah, Kana Jirin Xuquuq Dastuuri Ah
Rand Paul oo ah Senator ka tirsan Mareykanka ayaa Soomaaliya ku tilmaamay dal aan aheyn hanti-goosad ah, oo aaney ka…
Read More » -
amaanka
Hay’adaha Ammaanka Oo Amarro Dul Dhigay Shacabka Degmada Dhuusamareeb
Kulan looga hadlayey ammaanka ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana kulankaasi yeeshay saraakiisha ammaanka ee talisyada…
Read More » -
Ganacsiga
Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shirka Is Dhaxgalka Ganacsiga Ee Ka Dhacay Malaysia
Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddoomiye Mursal Iyo Madaxweyne Dani Oo Ku Kulmay Garoowe
Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha maamul Goboleedda Puntland, Siciid C/llaahi Deni.…
Read More »