Ciidamadii Kooxda Ahlu Sunna Oo Si Rasmi Ah Loo Qarameeyey
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ciidamada Ahlu sunna ee dhowaan la diiwaan geliyey, ayaa maanta waxaa la wareegtay dowladda federaalka ee Soomaaliya.
La wareegitaanka ciidankaan ayaa timid ka dib xaflad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug, waxaana lagu shaaciyay, maanta wixii ka danbeeyo ay noqonayaan ciidamo hoostaga taliska guud ee xooga dalka iyo wasaaradda Gaashaandhigga ee federaalka.
Goobjoog News