Day: July 31, 2019
-
Gobalada
Madaxweynaha KG&Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh Oo Si Wadajir ah Xarigga uga Jaray Xarunta Cusub Ee Wasaaradda Tamarta Ee KG
Madaxweynaha Dowlada Goboloeedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicaziiz Laftagareen iyo Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DFS Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa…
Read More » -
Baarlamaanka
Hoggaanka Labada Aqal Ee BF Oo Khudbado Ka Jeediyey Kulanka Wakiillada Puntland
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qeyb galay xiritaanka kulankii 44-aad ee golaga wakiilada…
Read More » -
Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib-u-dhis ku Sameeyey Xarunta Waaxda October Ee Deg/Waaberi.
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle (Ibrahim-Dhere) ayaa xariga ayaa ka jaray…
Read More » -
Aqalka Sare
Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Oo Xirmay, Akhriso Waxqabadkooda?
Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta galay fasax 2 bil ah, kadib markii uu xirmay kalfadhigii 5aad.…
Read More » -
Ciyaaraha
Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kulan Is Barasho La Qaatay Xulka Qaranka Da’yarta
Madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay xidigaha xulka 15-jirada ee dhawaan…
Read More » -
Galmudug
Dr. Macrifi oo Goobjoog Uga Waramay Shirka Dib u Heshiisiinta Hobyo, Ujeedka, Heerarka iyo Waxa Laga Filayo
Suldaan Maxamed Cigale Hooley (Dr. Macrifi), oo ka tirsan guddiga farsamo ee shirka Hobyo iyo dhaqanka beesha Habargidir ayaa Goobjoog…
Read More » -
Baarlamaanka
Xildhibaan Xasan Yare “DFS Shaqo Kuma Lahan Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada”
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa uga digey dowladda…
Read More » -
Wararka Dalka
Soomaaliya Oo Aqbashay Ballaarinta Howsha Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka ee Muqdisho
Soomaaliya ayaa shalay oo Talaado ah kula saxiixatay Muqdisho heshiis Ururka Iskaashiga Islaamka si loo unko xarunta Ergo Goboleedka Ururkaasi…
Read More » -
Galmudug
Guddiga Qaban-qaabada Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Oo Baaq u Diray Dhammaan Beelaha Galmudug
Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada dhuusamareeb…
Read More »