Digniin Loo Diray Gaadiidleyda Kismaayo Sheeko:Dalka Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee magaalada Kismaayo ayaa digniin u diray darawallada kaxeeya gaadiidka qaarkood. Bashiir Xiis Khaliif, taliyaha taliskan ayaa warbaahinta u sheegay iney jiraan darawallo dhegaha ka fureystay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay& DFS Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Qaramada Midoobay u qaaabilsan arrimaha tacadiyada ka dhanka haweenka goobaha dagalada ka socoda iyo wasiiradda haweenka xuquuqul insaanka dowladda fedaralka ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Amniga Ee Jubbaland? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland. Xaalada guud ee amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ugu horayn kulanka lagaga hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Cabdi Joon “Waan Bogaadinayaa Shaqada Ay Qabteen Ciyaartooyda Kooxdayda” kooxda ciidanka xooga dalka ee Horseed ay ku dhameystay kaalinta 2-aad ee kala sareynta horyaalka Somalia Premier League fasal ciayareedka 2018-2019 hadana dad badan ayaa qabay aragti ah in xidigaha Horseed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Sacad Oo Go’aansatay Tagista Shirka Habargidir Ee Hobyo, Galmudugna Gogol u Dhigtay Galkacyo Beesha Sacad oo ka tirsan beelaha Galmudug ayaa maanta soo gabagabeysay shir maalmahan uga socda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Gunaanadka shirka oo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Qof Isku Qarxiyey Gudaha Dhuusamareeb Wararka aanu ka heleyno xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa sheegaya in halkaasi uu isku qarxiyey qof isa soo miidaamiyey. Qaraxa oo uu lala damacsanaa gudaha xarunta ay ku shiraan Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Wareegay Deegaanno Ay Maamuli Jireen Al-shabaab, Sh/hoose Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha hoose waxa ay kula wareegeen deegaanno ay maamuli jireen Al-shabaab. Korneyl Maxamed Cabdullaahi Caraalle, Taliyaha ururka 35-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare “Isbedalka Maamulka Hiiraan Wuxuu Tusaale u Yahay Cudur Ku Jira Jirka Hiiraan” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay isbedallada badan ee maamulkiisu ku sameeyo maamulka gobolka Hiiraan. Wuxuu tilmaamay in su’aallo badan ay arrintaasi keentay, balse loo baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marsiiyay Labo Sharci Oo Muhiim Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:- Hindise Sharciyeedka Wadooyinka. Hindise Sharciyeedka Xamuulka & Xadaynta Cabirka Baabuurta. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Kooxda Elman Ayaa U Mahad Celiyay Ciyaartooyda Ka Dib Markii Ay Ku Dhameysteen Kalainta Sadexaad Ee Kala Horeynta Horyaalka Maamulka kooxda Elman Sports Club ayaa kulan mahad celin iyo baraarjin la qaatay ciyaartooyda,ka dib ay xidigahoooda ay ku dhameysteen kaalinta sadexaad ee kala sareynta horyaalka Somalia Premier League. Cabdirashiid Cabdulle…