Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Weerakii Hotel Madiina, Ee Kismaayo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo Saxaafada la hadlay ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii iyo weerarkii lagu qaaday Hotelka Madiina isagoona ka warbixiyay sida ay wax… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Taariikhi Ah: Baarlamaanka Federaalka Ah 2-badiisa Aqal Oo Soo Afjaray Wada Shaqeyn La’aan 6 Bil Kadib dhex-dhexaadin uu muddo socotay, ugu dambeyntii waxaa xalay heshiis taariikhi ah ku gaaray Muqdisho labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah oo muddo 6 bil aanu ka dhaxeyn wax wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yiri Weerarkii Kismaayo? Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Kismaayo Iyo Weerarkii Hotelka Cascasey Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in Saakay ay soo afjareen weerarkii Hotelka Cascasey ay ku qadeen xubno ka mid ah Al-shabaab. Weerarkaan ayaa ku bilowday qarax Gaari,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariyeyaal iyo Murashax Madaxweyne oo ku Dhintay Qaraxa Kismaayo Warakii ugu dambeeyey ee qarax Kismaayo ayaa sheegaya iney ku dhinteen weriyeyaal ay ka mid yihiin Hodan Naaleeye iyo Axmed Sahal. Waxaa kale oo dadka geeriyoodey ka mid ahaa seyga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Qaaday Hotel-ka Kismaayo oo La soo Gabagabeeyey Weerar caawa fiidkii lagu qaaday Hotelka Cascasey ee gudaha Kismaayo ayey lSoo afjareen laamaha ammaanka,sida uu Goobjoog News u sheegay. Afhayeenka laamaha amniga Cabdi nuur. Ururka Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Kismaayo, Jubbaland Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar toos ah iyo weliba ismiidaamin lagu qaaday Hotel Medina oo hore loo oran jirey Hotel Cascasey oo ku yaal bartamaha magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed oo Xilka Wareejinaya Sabtida Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu aqbalay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan loo soo magacaabay Cali Muxumad Carraale. Kulamo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka Oo Degmada Dharkeynleey ku Soo Bandhigay Burcad Ciidanka ammaanka ayaa Maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix nin oo Burcad ah, kuwaas oo dadka rayidka ah dhac iyo handedaad u geysan jiray. Raggan oo markii lasoo qabanayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waa in Deg deg Loo Joojiyaa Dirirta Sokeeye Ee Ka Socota Ceel-Afwen” Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu aad uga tiiraanyeeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag,…