Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Bilaaway Isticmaalka Aalada GPS Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda xulka qaranka dalka ayaa bilaaway isticaamlka aalada lagu ogaanayo fayqabka heerka tababarka ee loo yaqaano (On Device Monitring Physical Fitness Preformence) waxaana aalada horay u isticmaalay garsoorayaaasha kubbadda Cagta… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Rasmi:-Muqdisho City club Oo Saxaafada U Soo Bandhigtay Macallinkeeda Cusub Kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa xafiiskeeda kusoo bandhigtay macallinkeeda cusub kaas oo u dhashay wadanka Tuniisiya wuxuuna xiligan ka badalayaa Mbalangu Husein oo kasoo jeeda Uganda. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Heegan Oo Marti U Ah Kooxda Reer Rwanda Ee Apr FC Kooxda ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankeedii 3-aad ee tartanka bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee Group C la balansan xidigaha Apr FC oo ka dhisan Rwanda. Xidigaha Heegan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacab Lagu Dilay Duleedka Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad rayid ah, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Warqadaha: Dagaal Dastuuri Ah Oo Ka Dhex Dilaacay Wasaaradda Cadaaladda iyo Maxkamadda Sare Maqnaanshiyaha guddiga adeegga garsoorka iyo dhameystir la’aanta dastuurka KMG ah, waxaa ay keentay in dagaal dastuuri ah ka dhex bilowdo wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka iyo maxkamadda sare ee dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Socdaalkii Kheyre Ee Waqooyiga Gaalkacyo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uu ka weecday maqaamkii uu maamulkooda ugu soo dhoweyn lahaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo. C/raxmaan Dhabanacad,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Dhalinyaro Oo Caawa Lagu Dilay Waqooyiga Muqdisho Wararka caawa laga helayo xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Hiliwaa, ayaa sheegaya koox hubeysan ay halkaasi ku dileen labo wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka degaanka. Ismaaciil iyo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Sen. Abshir: Kala Xadeynta Dastuuriga Ah ee Awoodaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Arar: Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay soo martay marxalo kala duwan waxaana soo xukumay dowlado rayid ah iyo dowlad militeri ah. Hab-dhaqanka siyaasadeed iyo midka maamul ee Dalka wuxuu intiisa badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya Oo Ka Gaabsatay Safarka Farmaajo ee Itoobiya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka gaabsatay arrinta la xiriirta safarka ay warbaahinta dalalka dariska qoreen ee la xiriira socdaal lagu wado in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu 13-ka bishan ku tagayo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Waxbarashada Puntland Oo DF Ku Eedeeyey Siyaasadeynta Manhajka iyo Wada-shaqeyn La’aan Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowled gobaleedka Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan, oo maanta ka hadlayay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardeyda dhameystay dugsiyada sare ee deegaanda Puntland, ayaa sheegay in dowladda federaalka ay…