Waraabe Oo Dalbaday In La Joojiyo Wada Hadalka Soomaaliland Iyo Soomaaliya Sheeko:Dalka Feysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Soomaaliya aaney dowlad ka jirin, qaladna ay aheyd in la dhaho waxaa lala hadlayaa Soomaaliya, isaga oo soo-jeediyey in… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka DF Oo Diyaarisay Buug Caafimaad, Oo Ka Duwan Midkii Gobolka Banaadir Wasaaradda caafimaadka xukuumadda jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed. Qoraalka waxaa ku jirtay in wasaarrada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Dil u Geystay Wadaha Mooto-Bajaaj Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah ku dilay mid kalana ku dhaawacay gudaha magaalada Muqdisho. Ruux dhintay ayaa lagu sheegay inuu ahaa wiil…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga K/galbeed: Xildhibaan Ka Digey Duqeymaha Lala Eeegto Goobaha Ay Rayidku Degan Yihiin (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka digey duqeymo uu sheegay in lala eegto deegaanno ay degan yihiin dad rayid ah. Xildhibaan Mahad Dhoore oo la hadlay Goobjoog, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Xaashi “Xaaf Wuu Ku Qaldanaa In Doorashada Galmudug Ku Wareejiyo DFS” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ku sheegay in madaxweyne Xaaf aanu xaq u lahayn u wakiilashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Loogu Baaqay Xalinta Tabashada Beelaha Dega Deegaannada Galmudug Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda guud ee Galmudug. Xaashi ayaa sheegay in looga baahan yahay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 5.4 Milyan Ayey Abaartu Saameysay, 2.2 Milyan Oo Ka Mid Ah Waa Macluul Roob la’aanta sanadkii hore dhamaadkiisa iyo sanadkan bilowgiisa dhacdey darteed ayaa sabab u noqotay iney kuleyl daran iyo abaaro ka dhacaan gudaha Soomaaliya. Roob yarida bilaha u dhaxeeyey March iyo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Xiriirka u jartay Dalka Guinea Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay iney xiriirka u jartay dalka Guinea, kadib markii sida ay sheegtay ku xad-gudubtay Qarannimada, midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad oo arrinkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Oo Kala Socota: Gobolka Banaadir oo Buug Caafimaad Soo Rogey iyo Wasaaraddii Oo Diiddan Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaciyey iney ku guuleysteen hirgelinta buugga caafimaadka ee ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa ka warbixiyey howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, kuwaa oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Odowaa Yuuruf Raage, taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga…