Guddoomiyeyaasha Mursal iyo Abshir Axmed oo Ka Qeyb galay Xuska Aasaaska Puntland Sheeko:Dalka Magaalada Garoowe ayaa looga dabaal degay xuska sanad guurada 21-aad ee Asaaska doowlad goboleedka Puntland, waxaana ka qayb galay Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka AUN Guddoomiyahii Gobolka Banaadir Ahna Duqii Muqdisho Eng. Yariisow Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhashay degmadda Hodan ee gobolka Benaadir 16 kii August 1965kii.Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo sare waxa uu kaga baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga R/wasaare Kheyre Oo Guddi U Magacaabay Aaska Qaran Ee Loo Sameynayo AUN Guddoomiyahii Gobolka Banaadir. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi ka kooban Afar iyo Toban Xubnood u magacaabay Aaska Qaranka ee loo sameynayo Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo ka Tacsiyeeyay Geerida Eng Yariisoow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Cumar (Eng. Yariisow)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Guddoomiye Yariisow Oo Geeriyoodey Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku dhintay Allaha u naxariistee, Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho, Injineer C/raxmaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 7 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbey Inuu Celiyo Dhalashada Mareykanka! Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu dib u celiyey dhalashada Mareykanka, halkaasi uu ku waayey xuquuqdii muwaadinnimada Mareykanka. Inkasta oo ay soo daahday waa tallaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil ah Ku Ridday Xubin ka Tirsan Daacish Maxkamadda darajada 1aad ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay danbiile Daacish Aadan Max’ed Cali kadib markii lagu helay falal dilal ah oo uu ka gaystay gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo Oo Celiyey Jinsiyaddii Labaad Ee Uu Ka Haystay Maraykanka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa celiyey Jinsiyaddii Labaad ee uu ka haystay dalka Maraykanka. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa sidan u qornaa: Maanta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Amray Soo Qabashada Raggii Dilay Suldaan Rashiid Durre Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ka hadlay dil xalay magaalada Kismaayo loogu geystay Suldaan Rashiid Durre oo ka mid ahaa waxgaradka aadka looga yaqaan Jubbaland. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaaldegyo Ka Socda Puntland Guud ahaan deegaannada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxaa maanta looga dabaaldegayaa 21-sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska maamulkaasi. Munaasabado aad loo soo agaasimay ayaa ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee…