Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Tacsi Ugu Tegay Qoyska iyo Ehelaha Guddoomiyihii Gobalka Banaadir Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqedisho ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka guddoomiyihii gobalka Banaadir, Eng. Cabdiraxmaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee Eng. Yariisoow Oo Sheegay in Aaska Marxuumka uu Dib Dhac ku Yimid. Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas oo loo sababaynayo cillad farsamo oo ku timid Diyaaraddaii soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Muqdisho Soo Gaaray Gudoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, mudane: Mohamed Mursal Sheikh Abdiraxman iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminaayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa oo Maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Dhaqaalaha Soomaaliya Ma Jiri-doono Kobac, Xasan Sh. Ayaa Ka Dhaqaale Fiicnaa Farmaajo Hey’adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 boqolkiiba, waase haddii ay da’aan doorababka la filayo dhammaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Yariisow oo Marinnada Loo Xiray Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka socota dhaq-dhaqaaqa diyaar garowga aaska guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho marxuum Cabdiraxmaan Yariisow, kaas oo la filayo in la soo dejiyo saacadaha soo socda.…