Sayid Aden: AMISOM Ma Faragelin Doonto Doorashada Jubbaland Sheeko:Dalka Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ciidamada Itoobiya gaar ahaan kuwa ku sugan Jubooyinka ay faraglein ku sameynayaan Arrimaah doorashooyinka Jubbaland, hayeeshee waxaa warkaasi beeniyay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda u Adkeysiga Aafooyinka oo ka Furmey Muqdisho Ka shaqeynta iyo Ansixinta qorshaha u adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya sida abaaraha, Daadadka iyo dagaalada ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa urur…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saldhig Laga Qorsheynayo Xoreynta Jubada Dhexe Oo Laga Furayo Baardheere Taliska Guutada 10aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka ee Gedo ayaa sheegay in Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo laga furayo Taliska laga qorshaynayo dib u xoreynta Gobalka Jubada Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika: Guddoomiye Mursal oo Ka Qeyb galaya Shirka Baarlamaanada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika halkaasi oo si weyn loogu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre iyo Galmudug: 12 Balanqaad Oo Reer Galmudug Ay Fulintooda Ka Sugayaan Ra’isul Waasaraha! Ra’isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Xasan Khayre ayaa todobaadkan ka soo laabtay safar uu muddo bil iyo 10 cisho ah ku joogay Galmudug. Mudane Kheyre intii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Sool Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo koox hubeysan, kaasi oo ka dhacay gobolka Sool. Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bastoolado ayaa Goordhow waxaa ay suuqa Siinaay ee degmada Yaaqshiid ku dileen Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee dowladda hoose. Wararka ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Xukun Dil ah Fulisay Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay loogu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab. Labadaan ruux ayaa xeer ilaalintu sheegtay in…