Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Bixiyey Lacagta Dhismaha Garoonka Cabdulahi Ciise Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bixiyey lacag horay uu ugu balanqaaday dhismaha garoonka Cabdulahi Ciise ee magaalada Galkacyo, ee Galmudug. Qoraal kasoo baxay guddiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xukun Ku Riday Nin Ingiriis Ah Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku diray muwaadin Ingiriis ah oo horay loogu xiray arrimo la xiriira qal-qal gelinta amniga garoonka Aadan Cadde ee magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Ninkaasi waa …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Degmada Owdheegle, Shabeellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Owdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan DANAB ay goordhow si buuxda ula wareegeen degmadaasi. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xogta Goobjoog: Maxaa Loo Istaajiyey Wejiga 2-aad ee Dib-u-habaynta Ciidamada Xoogga Dalka? Waxaa la istaajiyey wejiga 2aad ee qorshaha dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kaas uu ra’isul wasaaraha DF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre daahfuray 24-kii bishii June 2019-kii. Hawsha oo bil socotay,…
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ogow Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha Luuliya 2019 Goobjoog Sports waxa ay aqristayaasheeda sharafta badan usoo gudbinaysaa dhacdooyinkii ee dhacay bisha July 2019,iyadoo aan horay idinla wadaagnay bilihii lasoo dhaafay waana tariikh ku cusub bahda ciyaaraha. 01-July 2019-Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Magaalada Kismaayo Dab sababay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Sidey inoo sheegeen goob-joogayaal, xarumaha dabkan uu ka kacay ayaa ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika Oo Shir Uga Furmaya K/afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dalka Koonfur Afrika ku sugan ayaa halkaas uga qeyb-galaya Shirka Afhayeenada Baarlamaanka Afrika oo uu martigelinayo Dalkaasi Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug: Odoyaashii Aaday Al-shabaab Iyaguna Waa La Mid” Taliska Booliiska qeybta gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan waxgaradkii dhowaan u tagay Al-shabaab, si loo diiwaangeliyo. G/sare Maxamed Nuur Cali Gadaar oo…