Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Amar ku Socdo Dugsiyadda Waxbarashada Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay amar ah in dhammaan dugsiyadda waxbarashadda ee ku yaalla dalka ay si deg deg ah isaga diwaangaliyaan Wasaaradda… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdiqani Saciid “Guul Iyo Guul Daro Hala Taageero Kooxaha Kubbadda Cagta Dalka” Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay dib ugu soo noqoshada ciyaaraha qaarada Afrika ay qaadatay mudo dheer,balse howshan ay door wanaagsan ka ciyaareen madaxda naadiyada kubbadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed oo War ka Soo Saartay Howlgalka ka Socda Awdheegle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ) ayaa Shir gudoomiyey Shirka Khamiis laha ay yeeshan Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka KG Todobaadka Shirka Waxaa looga Hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Mudo Dheer Ayaan Ka Maqneen Tartamada Qaarada Aan Adkee Sano” Guddoomiye Maxamed Axmed Gudoomiyaha kooxda ciidanka xooga dalka ee Horseed DR.Maxamed Axmed Maxamed oo ka mid ah mas’uuliyeentii garoonka aadan cadde ka sagootisay kooxaha kubbadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Maryan “Dowladda Soomaaliya Way Ku Farax Santahay Kusoo Laabashada Tartamada Qaarada Africa” Kooxda kubadda cagta Dekedda oo saddexdii sano lasoo dhaafay ku guulaysanay hanashada horyaalka Somalia Premier League ayaa 30 sano ka dib ka qeybgashay tartanka horyaalka kooxaha qaarada Africa ee CAF…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Soomaaliya Oo 30 Sano Ka Dib Ka Qeybgalaysa Tartamada Qaarada Afrika Kooxaha kubadda cagta Dekedda iyo Muqdisho City Club ayaa u kala safray dalalka Masar iyo Zanzibar,iyagoo halkaas u aaday ka qeybgalka tartamada Caf Champions League iyo Caf Confedration 2019 oo aysan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha AFRICOM oo Socdaal Ku Yimid Soomaaliya, Ra’isul wasaare Kheyre ayey Wada Hadleen Taliyaha cusub ee AFRICOM Gen. Stephen Townsend, ayaa arbacadii waxaa uu Soomaaliya ku yimid booqasho aan horay loo shaacin. Ujeedka safarka waxaa lagu sheegay inuu ahaa sida ciidamada ka jooga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Haweeney Is Qarxin Rabtay Oo Lagu Toogtay Baardheere Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Booliiska ay toogteen haweeney la sheegay in ay isku qarxin rabtay saldhigga degmadaasi. Haweeneydan oo gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmaya Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee K/Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Kulan Caalamiya Ah Kaga Qeyb Galayo Dalka Rwanda Shirkan oo ay martigalisay Dowladda Rwanda waxaa soo qaban-qaabiyay Bankiga Africa(AfDB), Heyada FAO, Hey’ada Maalgalinta Horumarinta Beeraha Aduunka (IFAD), Bankiga Aduunka (WB), Waxaana kasoo qaybgalay Wasiirada Beeraha Afrika, Madaxda Hey’adaha…