Maamulka Koonfur Galbeed Oo Dib u Furay Dugsigii Sare Ee Magaalada Xududr Sheeko:Dalka Munaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,Maamulka… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dastuurka Itoobiya iyo Qodob Meel Uga Dhacaya Qaranimmada Soomaaliya Inkasta oo baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ansixiyay September 7, 2018 in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Maamulka Jubbaland ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose wuxuu kusoo bandhigay Laba nin oo la sheegay iney ka mid ahaayeen Xarakada Al-shabaab. Laamaha ammaanka ayaa raggan magacyadooda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaayiin Xujey Ah Oo Maanta Taagan Banka Carafo Malaayiin xujey ah ayaa maanta waxa ay taagan yihiin Banka Carafo, waxaana ay gudanayaan mid ka mid ah rukniyada ugu muhiimsan ee xajka. Xujeyda ayaa saakay laga soo qaaday deegaannadii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha K/galbeed Oo Amray In Ciidanka Xoogga Dalka Ka Baxaan Baydhabo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa amray in dhammaan ciidanka xoogga dalka ay isaga baxaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wuxuu sheegay in looga baahan yahay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Dacayaad Xujeyda Wasiir kuxigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Aadan Dhuubow ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah Shirkadihii daabulay Xujeyda Soomaalida inay si qaldan u maamuleen adeegyadii lagama…